0 (tiro)
(Waxaa laga soo toosiyay Eber)
0 waa habka qoraalka xisaabta ee tirada lambarka eber. Tirada lambar 0 waxay ka mid tahay tobanka lambar ee aasaaska u ah dhamaan tirada.
| ||||
|---|---|---|---|---|
| Tiro qiime | eber | |||
| Ordinal | 0aad (eberaad) | |||
| Labaale | 02 | |||
| Saddexaale | 03 | |||
| Afaraale | 04 | |||
| Shanaale | 05 | |||
| Senary | 06 | |||
| Octal | 08 | |||
| Laba iyo tobanaale | 012 | |||
| Tobanaale | 016 | |||
| Vigesimal | 020 | |||
| Sal 36 | 036 | |||